Site icon Qaamuus

ereyga

Dermo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm. ld derin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dermo

casaan | darfooley | derin | dingax | duub | gantoob | harrar | samays | surrad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version