Deyn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.l)1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.
Deyn
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg daa. ld dayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deyn ↴
aal | aaladeyn | kaadi | kaadibadshe | maadeyn | daac | faa'ideyn | faa'iideyn | maakhadeyn | naakhuudeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg