Deys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin. 2. D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deys ↴
aaladeysan | aaladeysnaan | aaladeysnaansho | maadeys | maadeysad | maadeysasho | maadeysi | maadeyso | faa'ideysad | faa'ideysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg