Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.

Dhaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaab

dhaabad | dhaabadee | dhaabadeyn | dhaabadeys | dhaabadeysan | dhaabadeysnaan | dhaabadeysnaansho | dhaabalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version