Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax meel lagu dhaabay noqosho.

Dhaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax meel lagu dhaabay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaban

dhaabmid | dhaabnaan | rukuman |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version