Dhaaclee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaclee ↴
dhaaclayn | dhaalcee | dhaclee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg