Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaadhici

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaadhici

daaddeg | abaddar | dag | dhaadhac | dhaadhicid | dhaadhicin | dhaadhicis | dicaayad | fahamsii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version