Dhaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaf ↴
waa | faakihayso | maalindhaaf | maan | maandhaaf | maandhaaf | maandhaafid | raadka dobler | saamax | uuryaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg