Site icon Qaamuus

ereyga

dhaafin
(m.f.dh)

eeg dhaafi. ld dhaafis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafin

faakihayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Raaxo waqti isku dhaafin.

agmari [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale meel u dhow socod ku dhaafin.

antaradhaafin [m.f.dh]
eeg antaradhaafi.

baashaal [m.l]
1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.

baashaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.

baashaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.

badbadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka b.: wax, xadkooda dhaafin.

buuxdhaafin [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.

carraabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.

cawee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-weeyay, -weysay)
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version