Site icon Qaamuus

ereyga

dhaajin
(m.f.dh)

eeg dhaaji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaajin

canjil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.

isu-ekee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -keysay)
(riw.) Jilid; dhaajin.

jil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version