Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Dheri yar oo dhoobo ah. 2. Dhuun buuriga lagu nuugo. 3. Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaal

yabadhaalo | cimilo-badhaale | dhaaclayn | dhaaclaysan | dhaaclaysnaan | dhaacle | dhaaclee | dhaalali | dhaalcayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version