Dhaalali
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax dhalaalaya ka dhigid. 2. Adke ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaalali ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg