Dhaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaami ↴
bidhaamid | biyoole | cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis | dhaamid | dhaamin | dhaamis | dhaandhaami |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg