Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aaman, m.l)

1. Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono. 2. Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.

Dhaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

1. (f.g) Wax wasakh marin. 2. (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho. 3. Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaan

oommane | waddo-dhaan | xab | bidhaan | bidhaan | bidhaansad | bidhaansasho | bidhaansi | bidhaanso | cilladhaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version