Dhaandabaggaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhaldhalaal biyo la moodo oo samaysma marka milicda kulul ee qorraxdu ku dhacdo meel yara durugsan; wirwir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaandabaggaale ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg