dhaanso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Weel buuxsasho. 2. (f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaanso ↴
bidhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax bidhaantooda eegasho.
cilladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qayladhaanso.
dhaansasho [m.f.dh]
eeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.
qayladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg