Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaar

baan | baane | biixi | cagajugle | cagajuglee | dhaaraan | dhaarasho | dhaari | dhaari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version