Dhaari
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
Dhaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -riday/-risay; -ryi)Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
Dhaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof dhaar marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaari ↴
dhaarin | dhaaryid | dhadhaarid | dhardhaarid | fardadhaari | farsamadhaari | maradhaari |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg