Dhab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
Qardhabisa*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
dhabaq*
halaysan, la wasakheeyay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
geedo u sameysan sida tiirarka oo lagu dahaaro afka hore ee qabriga inta aan ciida lagu aasin
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhab ↴
udo | daacad | faan | caado wareer | jaal | naanays | naanays | qaadaadhig | waalli | waddee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg