Dhabbac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.
Dhabbac
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -bici)Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbac ↴
xamaaro | dhabbacan | dhabbacasho | dhabbacnaan | dhabbacnaansho | dhabbaco | dhabbicid | dhambacaadsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg