Dhabbee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabbee ↴
dhabbayn | indhabbeel | indhabbeel | indhabbeelid | indhabbeelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg