Dhabiil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida. 2. Quuddarraynta. ld dhabiilid.
Dhabiil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)1. Wax tashiilid. 2. Wax quuddarrayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabiil ↴
dhabiilid | dhabiiltamid | dhabiiltan | dhabiiltan | fuuqdhabiil | fuuqdhabiilnimo | qorqode |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg