Dhabxanag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dahaarka jilicsan ee hoos kaga dheggan qalka sare ee afka. ld dhanxalag, dhanxanag, dhanxarag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabxanag ↴
udo | dalqoholac | dhanxalag | dhanxanag | dhanxarag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg