Site icon Qaamuus

ereyga

Dhacdhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.

Dhacdhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

1. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacdhac

adaadax | alaalax | alaalax | caanallul | dhaadhac | dhacdhicid | kufkuf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version