Dhadhaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.
Dhadhaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)1. Meel leh dhagax fidsan oo is haysta. 2. Meel maydka lagu dhaqo.
Dhadhaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)(jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab ↴
laab | daaddeg | laaf | laakoliit | maagma | oogo-dhul | barashada foosillada | barashada lakabyada dhulka | basalt | bireeris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg