Site icon Qaamuus

ereyga

Dhadhaab-lakabeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakabeedyo (sida, biyaha hoostooda) oo sameeya midka mid ah saddexda nooc ee waaweyn ee dhadhaabaha kuwaa oo sameeya oogada dhulka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhaab-lakabeed

quruurux-bataax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version