dhadhensii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)ld dhadhansii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhensii ↴
dhadhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
dhadhansiin [m.f.dh]
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
dhadhensiin [m.dh]
ld dhadhansiin.
dhadhensiis [m.l]
ld dhadhansiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg