dhadi
(m.l)ld dhagi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadi ↴
qaare qaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ubax, caleen iwm dhadid.
dhadid [m.dh]
eeg dhad. ld dharid.
dhagi [m.dh]
Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
dharid [m.f.dh]
eeg dhar². ld dhadid.
dubayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Candho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
indhadillaacsad [m.l]
ld indhadillaacsasho.
indhadillaacsasho [m.f.dh]
eeg indhadillaacso. ld indhadillaacsad.
indhadillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho. 2. Ilbixid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg