dhado
(m.dh) (-ooyin, m.l)(juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhado ↴
daruur-hoose [m.dh] (-ro .., m.l)
(c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
dhawaati [m.l]
Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
nadwad [m.dh]
1. Uumi-biyood. 2. Qabow qoyaan leh oo habeenkii soo dhaco; dhado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg