Dhaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaf ↴
uuro | waagii macdanka | waari | bacad | badan-midab-ileys | baqbaq | baydacar | beydacar | beyguduud | birdhaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg