dhafan-midab-ileys
(m.dh) (-syo, m.dh)(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhafan-midab-ileys ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg