Site icon Qaamuus

ereyga

Dhafar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.

Dhafar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.

Dhafar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fray, -fartay; -fri)

Habeen dhan soo jeedid (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafar

waari | dhafarsan | dhafarsanaan | dhafarsanaansho | dhafaruur | dhafri | dhafrid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version