Site icon Qaamuus

ereyga

dhafarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax dhafar hayo ahaansho (qof). 2. Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhafarsan

dhafarsanaan [m.f.dh]
eeg dhafarsan. ld dhafarsanaansho.

dhafarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhafarsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version