Site icon Qaamuus

ereyga

dhafaruur
(m.l)

Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhafaruur

dhanfaruur [m.dh]
ld dhafaruur.

gahayr [m.dh]
Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version