Site icon Qaamuus

ereyga

Dhafoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Meesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafoor

dhafoorshiid | dhakaar | goon | goonjab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version