dhafri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid inay dhafarto ku kalifid.2. Xarig dhafar ah awr ku dhejin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhafri ↴
dhafar [m.l]
1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.
dhafrid [m.f.dh]
eeg dhafar³. ld dhafar¹ (3).
dhafrin [m.f.dh]
eeg dhafri. ld dhafris.
dhafris [m.l]
ld dhafrin.
dhafrisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhafriyay ahaansho.
dhafrisanaan [m.f.dh]
eeg dhafrisan. ld dhafrisanaansho.
dhafrisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhafrisanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg