Dhag
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Cod lagu muujiyo dilka.
ku/igu dhagan*
ka hadlaya qof ama wax siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi. Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhag ↴
aag | yaaquud | caad | faa'iideyso | idan | kaalsiyam | laabtuurle | laancigaaleed | maageer | maageeran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg