dhagaati
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-iyo, m.l)ld dhegaati.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagaati ↴
dhegaati [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iyo, m.dh)
1. Xarig yar oo dhigaha lagu xiro. 2. Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg