Site icon Qaamuus

ereyga

dhagax-cas
(m.l)

(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh.c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhagax-cas

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version