Site icon Qaamuus

ereyga

Dhagax-nuuradeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax-nuuradeed

xaraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version