Site icon Qaamuus

ereyga

Dhagax-xameetiyeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Wax adag oo ka sameysan midableyda xameytida, kolesterool, iyo cusbo kaalshum, kuna sameysmi kara xameytihaysta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagax-xameetiyeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version