Site icon Qaamuus

ereyga

Dhagaxdixeed

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Dhagax adag oo badanaa laga helo dhulalka biyo mareenka ah, sida togagga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagaxdixeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version