Site icon Qaamuus

ereyga

dhajin
(m.f.dh)

eeg dhaji. ld dhajis (3), dhejin, dhejis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhajin

dhajis [m.l]
1. Mas gaboobay. 2. Cudur caloosha ku dhaca oo mantag badan leh oo la aaminsanyahay inuu ka dhashay ilayn qof la ileeyay. 3. ld dhajin.

dhejin [m.f.dh]
eeg dheji. ld dhajin, dhajis, dhejis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version