Site icon Qaamuus

ereyga

Dhakafaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.

Dhakafaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhakafaar

dhakafaari | dhakafaarid | dhakafaarin | dhakafaaris | dhakafaaris | dhakafaarsan | dhakafaarsanaan | dhakafaarsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version