dhakan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Qof maqal ka liita ahaansho. 2. U dh.: qof meel ku dhuuntay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakan ↴
dhakanaan [m.f.dh]
eeg dhakan. ld dhakanaansho.
dhakanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg