Site icon Qaamuus

ereyga

Dhakool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.

Dhakool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhakool

dhakoolid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version