dhalaalid
(m.f.dh)eeg dhalaal². ld dhalalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalaalid ↴
dhalalid [m.dh]
ld dhalaalid.
dhaldhalaalid [m.f.dh]
eeg dhaldhalaal². ld dhaldhalaal¹.
dhaqaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
dhexdhalaalid [m.f.dh]
eeg dhexdhalaal.
siin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -isay)
Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
tog [m.l] (-gag, m.l)
(juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg