Dhalaalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalaalo ↴
dhalaalyo | dhalalo | dhalalyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg