Dhalaashan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la dhalaalshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalaashan ↴
laaf | maagma | dhadhaab-shiileed | dhalaashanaan | dhalaashanaansho | folkaano | iskayl heerkul | iskudhis-giraansan | kubram |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg