Site icon Qaamuus

ereyga

dhalanrogan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax la dhalanrogay noqosho.

dhalanrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax la dhalanrogay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalanrogan

dhalanrogmid [m.f.dh]
eeg dhalanrogan¹.

dhalanrognaan [m.f.dh]
eeg dhalanrogan². ld dhalanrognaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version